puff out
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
puff out
/paf awt/ (v) buufin (neef ku weyneyn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
puff up
/paf ap/ (v) bararid (jirka oo buurta, xanuun darti).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
put out
/put awt/ (v) 1. damin (siiba dabka demintiisa) 2. dhibid (arbushid) 3. baahin (akhbaar daabicid ama faafin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pull out
/pul awt/ (v) 1. bixid (dhaqaaqid, sida tareenka, baabuurka) 2. ka noqosho (dib-u garasho ka samayn hishiis iwm).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
cut out
/kat-awt/ (v) ka jarid (ka gooyn).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Cut out
Jooji
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pay out
/pey awt/ (v) 1. lacag bixin (beeso aad shay ama khidmad ku kharash-garaysid) 2. xarig siidayn (xarig laalaadin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
rub out
/rab awt/ (v) masaxid (siiba tirtirid qoraal, wasakh iwm).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
run out
/ran awt/ (v) dhammaaday (wax kaa kala go'a, oo aad horay u haysatey).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
duck out
/ (v) u gooyn, ka dhuumasho masuuliyad iwm. e.g. Don't try to duck out of cleaning up the floor.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
pass out
(v) to become unconscious, without awareness, and not capable of voluntary movement.
miyirbeelay
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pass out
/paas awt/ (v) u qaybin (qofba in siin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
peal out
/piil awt/ (v) ka dhawaajin (dhawaaq ka yeersiin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pick out
/pik awt/ (v) 1. doorasho (la bixid) 2. ka dhex arkid (dad dhexdiis ka dhex aqoodid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
rule out
/ruul awt/ rule off; (v) iska-deyn (talada ka saarid, ka tir-tirid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tune out
/tuun awt/ (v) (adv) mawjadda ka baddalid (sida idaacad aad mawjaddaad maqlaysay ka baddashid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
turn out
/tern awt/ (v) (adv) 1. damin (siiba nal bakhtiin) 2. isu-soo bixid (sida dad kulan isugu-soo baxa) 3. ay caddaato (ay noqoto, sida arin run loo qabay oo been noqota) 4. soo-saarid (sida wax-soo saaridda warshadda) 5. Labbisasho.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
chuck out
/jak awt/ (v) 1. cayrin (qof meel xoog uga saarid) (v) 2. xoorid (iska-xoorid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
count out
/kawnti-awt/ (v) 1. ka boodid (tirada ka saarid). (v) 2. feer-yahanka looga raayo kolkuu soo kici waayo toban seken.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
flunk out
/flank awt/ (infl.)(v) ka saaqidid ama ka cayrin iskuul. e.g. He flunked out of university and went to work as a cashier.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
gouge out
/gowj awt/ (v) 1. duleelin. e.g. She gouged out a hall in the wood. (v) 2. ka-goyn ama ka-soo bixin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
phase out
/feys awt/ (v) si tartiib ah uga bixid (si aayar ah u joojin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
point out
/poynt awt/ (v) 1. tusid (farta | ku fiiqid) 2. ku baraarujin (caddayn ama soo bannaan-dhigid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
print out
/print awt/ warqadaha daabacan ee kumbiyuutar soo saaro.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
speak out
/spiik awt/ (v) si cad u hadlid (dibadda soo dhigid wixii jira).